Sawiro:Wasiirada Waxbarashada Soomaaliya iyo masar oo qaahira ku kulmay

wasiir

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshay Wasiirka Waxbarshada dalka Masar Tariq Showqi iyo Wasiirka Tacliinta Sare ee dalka Masar khaalid Cabdul-Qafaar,  kuwaasi oo ay is afgarad buuxa ka gaareen waxyaabahii ay ka wada hadleen ee Iskaashiga tacliinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.