Musharax Xildhibaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Daahir Cali Kamiin ayaa ka jawaabaya Baahiyaha Bulshada Degmada Garbahaaray oo Maal mahaan Biyo La,aan ka cabanayey kadib markii uu jabay Pump ciilka biyaha Magaalada ayaa si iskiis ah isugu xilqaamey iibinta Pumpka Ceelka biyah magaalada Garbahaarey.
Musharax Xildhibaan Dowlada Federaalka Somalia Daahir Cali Kamiin ayaa maanta Magalaada Garbahaarey u direy Pump cusub kaas oo wax wayn ka badali doona dhibaatadii biyo la’aanta ee ka jirtay Magaalada Garbaaharay.
Leave a Reply