Daawo:Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay qaataan Talaalka Coronaha

Wasiir

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur oo warbaahinta kula hadlaysay Magaalada muqdisho ayaa waxay ka warbixisay halista cudurka Coronaha iyadoo bulshada ugu baaqday inay qaataan talaalka Coronaha si ay u badbaadiyaan naftooda iyo bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.