Magaalada Muqdisho waxaa ka furmay shir u dhaxeeya Madaxweyneyaasha dowlad-gobolleedyada iyo Midowga Musharixiinta, Waxaana kulankaan looga hadlaya arrimaha Doorashadda gaar ahaan habraacii ay Madaxda maalintii shalay wada saxiixdeen.
Kulanka ayaana ku soo aadaya, xilli Midowga Musharixiinta ay ka hor-yimaadeen habraacii ay Madaxda maalintii shalay wada saxiixdeen Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlada goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Waxii war ah oo kasoo baxa Wararkeena dambi kala socda.
Leave a Reply