Kulan ay maanta isigu yimaadeen bulshada Garbahaaray qeybaheeda kala duwan sida odayaasha dhaqanka haweenka iyo dhanliyarada sidoo kalana uu qeyb ka ahaa ugaaska beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Haashi Ugaas Xirsi ayaa ahaa mid ay gabi ahaanba kaga soo horjeesteen war murtiyeedka sida wada jirka ah u soo saareen Golaha Wadatashiga qaran, Ra’iisalwasaaraha iyo maamul gobolleedyada.
Leave a Reply