
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka X.F.S ayaa munaasabad sagootin ah u sameeysay madaxii WFP, Cesar Arroyo oo uu waqtiga ka dhammaaday.
Munaasabaddii sagootinta Mr Arroyo ayaa waxaa ka qeyb galay madaxa WFP ee Bariga Afrika, Michael Dunford iyo masuuliyiin kale.


Leave a Reply