Daawo:Qoysaskii dadkoo ku dhinteen Golwayn ayaa Codsaday in Amisom dalka laga saaro

Kulan ay Iskugu yimaadeen ehelada dadkii Lagu dilay Deeganka Golweyn ee Gobalka Shabeellada hoose ayaa Maanta Kadhacay Muqdisho, waxayna dowlada ka dalbadeen in Sharciga la horkeeno Ciidamada amisom gaar ahaan kuwa Uganda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.