Daawo:Waxgaradka Mudug oo Deni ugu digay Xulista Xildhibaanada Aqalka hoose

deni

Odayaasha dhaqanka Gobolka Mudug ayaa waxay war ka soo saaray Doorashada Aqalka hoose iyagoo ka horyimid habraacii ay soo saareen Madaxda maamulka goboleedyada iyo Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya, waxayna Hogaamiyaha Puntland Siciid Deni ugu baaqeen inuusan soo fara galin Xulista Xildhibaanada aqalka hoose.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.