
Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa maanta shir-guddoominayay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.
Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay xaalada guud ee Amniga, Imtixaanka fasalka 8-aad, xaalada Gobollada Puntland iyo Roobabka, Madaxweynaha ayaana faray Golaha Wasiirada dardar-gelinta shaqooyinka loo hayo Bulshada Puntland.
Leave a Reply