Abwaan Guure oo ah agaasimaha Idaacada Radio Kulmiye ee magaalada Muqdisho oo mudo ka badan 10 sano Sharci daro ku dagan Aqalka Hooyooyinka Qaranka ayaa waxuu ku eedeeyey wasiirka Warfaafinta Soomaaliya inuu Kireeyey qayb kamida Aqalka Tiyaatarka qaranka Soomaaliyeed.
Leave a Reply