Senatar Muuse Suudi ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Jowhar, halkaasoo lagu wado inay maalmaha soo socda ka dhacdo Doorashada Aqalka Sare, Soo dhoweynta Muuse suudi ayaa waxaa ka qeyb qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Maamulka degmada, qeybaha bulshada iyo barbaarta gaashaaman.
Leave a Reply