
Sawiro:Shirkii golaha Wasiirada Jubbaland oo laga hadlay Qaraxii lagu Dilay Ciyaartoyda
Madaxweyne ku-xigeenka 1aad Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa shir guddoomiyay shirka todobadlaha ah ee golaha wasiirada Jubbaland. Ugu horreyn Shirka ayaa lagaga hadlay arrimaha amaanka […]