Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2021

laftagareen

Daawo:Gudiga Qoondada haweenka oo Soo dhaweeyey Xubnihii uu magacaabay Laftagareen

1st August 2021 admin 0

Gudiga Xaqiijinta qoondada Haweenka Doorashooyinka ee uu Magacaabay Ra’isulwasaare Rooble oo soo dhaweeyay Xubnihii uu soo Magacaabay madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

cawad

Sawiro:Guddoomiye 2aad ee Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray Caabudwaaq

1st August 2021 admin 0

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo si weyn loogu soo […]

jaamacada

Daawo:Qorshe wax looga qabanayo Bilicda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

1st August 2021 admin 0

Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay Bilic soo celin balaaran oo ay ka wadaan Xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Soomaliyeed taas oo maal galinayaan […]

deni

Daawo:Deni oo Xariga ka Jaray dhismaha Bankiga Maamulka Puntland

1st August 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga Maamulka Puntland kaas oo la dhagax Dhigay Sanadkii Tagay […]

Rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay Doorashada Aqalka Sare ee Koonfur Galbeed

1st August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyey sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed […]

Wasiir

Dowlada Soomaaliya oo Sheegtay dad badan in laga helay Fayriska Coronaha

1st August 2021 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 45 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee […]

Posts pagination

« 1 … 13 14

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes