Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2021

guudlaawe

Video:Madaxweynaha Hirshabeelle oo lagu soo dhaweyay Jowhar

29th August 2021 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay dib ugu laabteen Magaalada Jowhar, halkaas oo siweyn loogu soo […]

fiqi

Daawo:Puntland oo Fiqi ku wareejisay Gadiid Dagaal

29th August 2021 admin 0

Magaalada Gaalkacyo ayaa maanta waxaa ka dhacday Munaasabad ay Maamulka Puntland gaadiid dagaal ku wareejiyay Wasiirka arimaha Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi si ay uga […]

guudlaawe

Dhageyso:Madaxwaynaha Hirshabeele oo laga yaabo inuu tago Beledwayne

29th August 2021 admin 0

Taliyihii hore ee Ciidan Nabadsugida Soomaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa sheegay saacadaha soo aaddan ay wada hadal la geli doonaan Madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeelle, […]

Saynab

Sawiro:Marwada koowaad ee Dalka oo xarigga ka jartay Isbitaalka Baraawe

29th August 2021 admin 0

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe ayaa ku bogaadisay bulshada deegaanka sida ay […]

rooble

Rooble Albaabadii Xaraash qaran miyuu dib u furay Afar Sano iyo Bar ka Dib W/Q Dhiblaaw

29th August 2021 admin 0

Waa su’aal waqtigii lays weydiin lahaa la joogo, waa arin hortaal qof kasta oo Soomaali ah, ma weydiinaayo kuwa leh siyaasada iyo aqliga nintooxsiga  aan […]

baardheere

Daawo:Maamulka Bardheere oo ka hadlay beel Gubtay Xaruntii caafimaadka Bisha Cas

28th August 2021 admin 0

Maamulka Magaalada Baardheee iyo taliska booliska degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa ka hadlay dhacdadii saakay lagu gubay xarunta bisha cas ee degmada baardhere taas […]

boliis

Daawo:Gabdhihii ugu horeeyay ee Ka tirsan Ciidanka Haramcad oo tababar loo soo xiray

28th August 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Turkiga tababar ugu soo xiray Gabdhihii ugu horeeyay ee Ka tirsan Ciidanka Booliska […]

koonfur

Daawo:Wasiirro ka tirsan Maamulka Koofur galbeed ayaa gaaray degmada Xuddur

28th August 2021 admin 0

Wafdigaan heer Wasiir ah oo lagu soo dhoweeyey magaalada Xuddur ayaa waxa horkacayay wasiirka Cadaalada iyo garsoorka dowlad goboleedka koonfur galbeed Xasan Ibraahim Lubuur oo […]

cwwiilal

Daawo:Bulshada Guriceel oo laga codsadey inay soo qabtaan dadkii ka dambeeyey dilka ardayda

28th August 2021 admin 0

Shacabka ku dhaqan Magaalada Cabuudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa canbaareeyay Islamarkaana dalbaday in Gacanta Lagu soo dhigo Kooxihii ka dambeeyay dilka Laba Wiil Oo Arday […]

amisom

Daawo:Bananbax looga soo horjeedo Amisom oo ka dhacay Muqdisho

28th August 2021 admin 0

Maalintii 18-aad ayay Banaanbaxyo ay Cadaalad uga Raadinayaan dad rayid ah oo ay Ciidamada Amisom ku Dileen Gobolka Shabeelaha Hoose ka Wadaan Magaalada Muqdisho. dadkaan […]

muse

Taliska Muuse Biixi oo Weeraray Gurigii Cabdimaalik Muuse Coldoon

28th August 2021 admin 0

Ciidan Isigu jira milateri iyo Booliis faro badan ayaa abaaro 05:00 subaxnimo soo weeraray gurigii Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon iyagoo argagax geliyey caruurtii iyo haweenkiiba. […]

qaalid

Daawo:Munaasabad lagu Taageerayo Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdulaahi

27th August 2021 admin 0

Magaalada Nairobi waxaa ka dhacday Munaasabad lagu taageerayo Musharaxa Xildhibaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya horayna u ahaa Taliyihii Nabadsugida Jubbaland Khaalid Cabdulaahi.

axmedbuule

Daawo:Maamulka Gedo oo Xayiraad kusoo rogay Axmed madoobe iyo Maamulkiisa

27th August 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa Shir La Qaatay Saraakiisha Ciidamada Iyo ururada Bulshada Rayidka Sida Ururka Haweenka Dhalinyarada Iyo Odayaasha Dhaqanka Shirkaasi ayaa […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Kismaayo Dub ugu noqday Maanta

27th August 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland kadib safar shaqo oo maalmahii […]

cwwiilal

Caruur Iskuulay ah oo u Socday Caabudwaaq ayaa Degaan hoostaga Guriceel lagu Dilay

27th August 2021 admin 0

Maleeshiyaad kasoo Jeeda Magaalada Guriceel ee Gobolak Galgaduud ayaa Labo Caruura oo Iskuuleey ah kuna sii jeeday Degmada Caabudwaaq oo safar dhulka ah uga soo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes