
EU iyo Urur Gobaleedka Igad ayaa Agab Caafimaad oo Daawooyinka Iyo Saddex Baabuurta Gurmadka Deg-deg ah Ugu Deeqay Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya kuwaa oo loogu talagay Magaalooyinka ku yaala xuduudaha gaar ahaan Magaalooyinka Baladxaawo, Dhooble iyo Togwajaale.
Leave a Reply