
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya isaga oo u kuurgalay howlaha shaqo ee ka socda labadan hey’adood ee muhiimka u ah Nidaamka Maaliyadda dalka.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin ka dhageystay Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Xisaabiyaha Guud kuwaas oo faahfaahin ka siiyay nidaamka maamulka maaliyadda dalka.
Leave a Reply