Warka dilka Ikraan Tahaliil oo ka tirsaneyd hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay fiidkii lagu shaaciyay warbaahinta dowladda, kaas oo tilmaamay in ururka Shabaab ay afduubteen gabadhaas kaddibna ay dileen.
Gudoomiyaha Xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ayaa ka hadlay dilka Ikraan Tahaliil oo mudo kudhow labo bilood la goobaayey.
Leave a Reply