
Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo shaley 48 saac u qabtey in warbixin dhameystiran looga keeno dilkii Ikraam Tahliil oo aheyd gabar dhallinyaro ah oo u shaqeyneysey hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka.
Agaasimaha Nisa Fahad Yaasiin ayaa fariinta uu u diray Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha ku dalbaday in warbixinta kiiska Ikraan Tahliil uu ka jeedin doono shirka Golaha amniga qaran.

Leave a Reply