Maamulka Hirshabelle oo War kasoo Saaray Madaafiic lagu gaaray Jowhar

hirshabeele

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo habeenimadii xalay lagu qaaday Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle, xili halkaas lagu wado inay ka dhacdo doorashada Aqalka Sare.

Tiro Madaafiic ayaa xalay lagu soo tuuray gudaha magaalada Jowhar gaar ahaan Xaafado ku dhow Agagaarka Madaxtooyada Hirshabelle.

war qoraala oo kasoo baxay Wasaaradda Amniga Hisdhabelle ayaa sidsan u qornaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.