Warbaahinta Qaranka oo beenisay in Ciidamo qabsadeen wasaarada warfaafinta

telefishi

Wabaahinta qaran soomaaliyeed ayaa Beenisid warar sheegayey in Ciidamo qabsadeen wasaarada warfaafinta iyo warbaahinta dowlada sida Telefishinka iyo raadiyaha, qoraal kasoo baxay warbaahinta qaranka ayaa sidaan u qornaa.

Beenin Shacabka Soomaaliyeed waxa aannu la socodsiinaynaa in aanu jirin ciidan qabsaday Wasaaradda Warfaafinta JFS. Wasaaradda Warfaafintu waa hay’ad dowladeed, amnigeeduna wuu sugan yahay, waxaana masuul ka ah Hay’adaha Amniga Qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.