Madaxwayihii Hore ee soomaaliland Xasan sheekh oo ka qayb galay munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka gobollada waqooyi ee Somaliland ayaa sheegay heshiiskaan waxuu la macna tahay in uu sidaas ku dhammaaday murankii doorashooyinku.
Leave a Reply