
Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa waxaa la agooday inuu ka dambeeyey Xariga Nairobi loogu gaystay Aqoon yahan Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah Muwaadin kenyan ah , sida ay sheegeen qoyska cabdiwahaab oo warbaahinta la hadlay.
Leave a Reply