Rooble oo Amar ku bixiyey mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha inaan la bixin karin

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Wasaaradda Maaliyadda cabdiraxmaan Bayle ayaa la faray in mushaarka Ciidamada iyo shaqaalaha, raashinka ciidamada, mashaariicda iyo wixii kale ee kharash lagama maar-maan u ah adeega dowladda waa in ay marka mas’uuliyiinta Wasaaradda maaliyadda waajibaadkooda shaqo ka gutaan ay ogolaansho ka helaan Ra’iisul Wasaaraha, inta aan la bixin wax lacag ah.

Sidoo kale Rooble ayaa ku amray Wasaaradda Maaliyadda in wax lacag aysan ka soo qaadi karin qoondada dowladda Federaalka Soomaaliya ee lacagta Hay’adda IMF, iyada oo aan ogolaasho laga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

1 Comment

  1. Robble adeerkii waa caydiid
    Oo dowladii somalia reday
    Asagoon qorsho dowli ah
    Haynin roble wadadii buu
    Hayaa hakayeelina ninkan
    Cajisan oo kaninka ubahan
    Somali markan saas layahay
    Waiga hiilo uhuro nin
    Macawis uxieay maxaad kasugaysan qàb malahan ninkan
    Dowladna mayaqaano dalka somali baalah kaayeli mayno
    Inaad shakadii caydiid aad
    Laimaado nin sacad ahaa
    Dilay caydiid adigana
    Mid sacad ahaa kudili
    Doono hadii aadan isdajin
    Oo aadan kaniinkii laguu
    Qoray aadan cunin
    Somali asc all of you

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.