
Musharax Aqalka sare Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan Cali oo hadii la doorto waxa uu qabanayo u sheegayey xildhibaanada Hirshabelle ayaa waxuu sheegay inuu ka shaqayn doono Dib uhishiisiinta Bulshada, ka hortaga colaadaha ka jira hirshabeele iyo Dhameystirka Dastuurka.
Leave a Reply