Musharaxa Aqalka Sare ee Soomaaliya Muuse Suudi Yalaxow oo mudharax nimadiisa usoo bandhigaayey xildhibaaada Hirshabeele ayaa sheegay inuusan garanayn wax uu soo qabtay ma aqoono iimana miisaana, waxaan ka codsanayaa hadaan Senator u qalmo iigu cesha hadii aad i dhibsateea iiga reeba.
Leave a Reply