
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Garoonka Diyaaradaha Wafdiga Madaxweynaha waxaa kusoo dhaweeyey labada-golle Dowlada,Maamulka Gobolka Baay,kan Degmada Baydhabo,Cutubyo kabtirsan Ciidanka, ilaalada Madaxtooyada iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Baydhabo.










Leave a Reply