Waraaq kasoo baxday Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble balse lagu sheegay inuu Qoray Agaasimaha KMG ah NISA Bashiir Goobe ayaa taliyaha Nabadsugida Gobolka banaadir lagu magacaabay.
Hoos ka Aqriso waraaqdii kasoo baxday Xafiiska Rooble.
Leave a Reply