Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh axamed ayaa maanta Waxuu hoygiisa Muqdisho ku booqdey Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Dr Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna kawada hadleen xaaladaha guud ee Dalka.
Sheekh Shariif iyo Saacid Faarax ayaa waxay kawada haajoodeen sida ugu haboon ee looga gudbi karo caqabadaha taagan iyo xalintooda, maadaama lagu jiro xilli adag oo loo baahan yahay in gacmaha la isku qabsado horumarka Dalka.
Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya oo maalmo ka hor soo gaaray safar dibada ah kasoo laabtay ayaa waxuu horey u sheegay inaan xiligaan loo baahnayn khilaaf soo kala dhexgala madaxda dalka diyaarna u yahay sidii lagu xalin lahaa kala aragti duwaanshahooda,
Leave a Reply