Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Amb James Swan sidoo kalena ay qeyb ka ahaayeen Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha soomaaliya iyo diblomaasiyiin kale.
Madaxweyne Laftagareen oo kulan looga hadlayey Xaalada Dalka uu la qaatay Saxibada Beesha Caalamka, ayaa waxuu sheegay inay kawada hadleen xaalka dalka gaar ahaan khilaafka madaxda sare ee dalka.
Leave a Reply