Dhageyso:Dagaal Kulul oo Oroma iyo Axmaaro ku dhexmaray jaamacada Jigjiga

jigjiga

Jaamacada Jigjiga ee deegaanka Soomaalida waxaa ka qarxay dagaal aan waxba layslu harin oo ku bilowday gacan ka hadlay kaas oo udhaxeeya ardayda dhigata Jaamacada Jigjiga ee kasoo kala jeeda qoomiyadaha Oromada iyo Axmaarada.

Booliska ayaa sheegay in aan wax khasaare ah oo weyni dhicin isla markaana ay xirxireen 46 arday welina ay wadaan baaritaanno arintaa lagaga gun gaarayo cida ka dambeysay.

Taliye xigeenka booliska dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, Cali Cabdi Jaabar ayaa sida wax u dhaceen uga waramay weriye Ismaaciil Buurgaabo ee BBC.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.