Doorashadii Hirshabeelle ee Aqalka Sare ee ka dhacaysay magaalada Jowhar caawo ayaa gebi ahaanba lagu kala tagay kadib markii qaar kamida xildhibaanada Hirshabeele buuq iyo gacan ka hadal ka sameeyeen goobtii ay doorashada ka socotay.
kursiga buuqa iyo rabshadaha dhaliyey ayaa haa kursiga beesha Adeerada ee Xawaadle waxaana u tartamayay Shan musharax oo mid tanaasulay.
Leave a Reply