
Guddiga maamulka doorashada kuraasta labada Aqal ee gobolada waqooyi ayaa soo saaray jadwalka doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, taas oo la guda gelayo maalinta Khamiista ah ee 23-ka bishaan, sida ku cad jadwalka doorashada xubnaha Aqalka sare.

Leave a Reply