Daawo:Wasiir Jamaal oo eedeyn u jeediyey Maamulka Puntland

jamaal

Wasiirka Qorsheynta Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhahar ayaa waxuu ka hadlay Is hortaag Maamulka Puntland ku sameeyeen isaga iyo dadkii Soo dhaweynayey.

Wasiir jamaal ayaa sheegay waxa uu shegay in maalinta berri ah uu ka jawaabi doono is horgaaii lagu sameeyay maanta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.