Daawo:Beesha Warsangali oo Digniin u dirtay Madaxwaynaha Puntland

deni

Kulan Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag ku yeesheen wasiirka Qorshaynta Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed xasan iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada dhahar oo ay waheliyaan waxgaradka iyo Cuqaasha beelwaynta warsangali ayey waxay marka hore kaga hadleen Dhibaatadii wasiir jamaal loogu gaystay Garoowe iyo baahiyaha ka jira dhahar.

Waxgaradka Dhahar isugu yimid ayaa waxay digiin u direen Madaxwaynaha Puntland Siciid Deni iyagoo sheegay inaysan mar dambe loo dulqaadanayn dhibaatada Maamulka Puntland ku hayaan Warsangali.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.