Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay faraha kala baxday hawlihii dhexdhexaadinta ee ay ka dhexwaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Rooble.
Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa BBC-da la hadlay hoos ka dhageyso
Leave a Reply