Wadahadaladii u dhaxeeyey Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisalwasaraaha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waanwaantii xalay laga dhexwaday xal laga gaari waayey, kadib markii Rooble dalbaday inuu soo magacaabo taliyaha Nabadsugida Soomaalliya.
Sida ku cad dastuurka Soomaaliya Taliyaasha Ciidamada waxaa kaliya oo soo magacaabi kara Madaxwaynaha Soomaaliya mana jiro cid kale oo xaq u leh magacaabista Taliyaasha ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha Amniga Ee Gobolka Banaadir Cali Yare oo bartiisa facebooga qoraal kusoo qoray ayuu kaga hadlay wada hadaladii lagu dhex dhexaadinaayey Madxada dalka waxuu sheegay sidaan.
Leave a Reply