Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmihii laso dhaafay howlo Caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee maamulka Jubbaland.
Axmed madoobe oo garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyeen masuuliyin iyo qaybaha bulshada ayaanan warbaahinta la hadlay waxaana la sheegay inuu daalan yahay oo u bahaan yahay Nasiino.
Leave a Reply