
Madaxwaynaha Hirshabeelle oo ka hadlay Beelo ku dagaalamaya Hiiraan
Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Baledweyne. Madaxweynaha […]