Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

cumarfilish

Daawo:Guddoomiye Cumar Filish oo kormeeray Isbitaalka Banaadir

28th September 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir oo si bilaash […]

deni

Ilaada Madaxwaynaha Puntland oo Toogtay Qof Shacab ah

28th September 2021 admin 0

Rasaas ay fureen ciidanka madaxtooyada Puntland ayaa sababtay geerida qof shacaba oo la sheegey inay ku dhex jirtay baabuur dhex galay kolonyo baabuur ah oo […]

Doorasho

Hadal Jeedinta Musharaxiinta aqalka sare ee Gobolada waqooyi oo Maanta Dhacaysa

28th September 2021 admin 0

War Qoraala oo kasoo Baxay Guddiga Hirgalinta Doorashada kuraasta gobolada waqooyi ayaa shaaciyey Taariiqda, goobta iyo waqtiga ay dhacayso hadal Jeedinta musharaxiinta aqalka Sare. Guddiga […]

macalin

Boliiska Galmudug oo ka hadlay Abaabul Dagaal oo Ahlusuna kawado Galmudug

27th September 2021 admin 0

Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo ah hogaamiyaasha Ahlusunna ee qaybtooda ku sugan Dhuusamareeb, Guriceel iyo huurshe ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxay dhoolatus Ciidan kawadeen […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed madoobe oo Cafimaad dalka dibadiisa ah ku maqaana ayaa kismaayo kusoo laabtay

27th September 2021 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmihii laso dhaafay howlo Caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee caasimadda […]

muse

Daawo:Waxgarad Boosaaso shir ku qabtay oo Cadaalad ka dalbaday Muuxe Biixi

27th September 2021 admin 0

Waxgarad, nabadoono. dhalinyaro shir ku qabtay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland ayaa Madaxwaynaha Soomaaliland Muuse Biixi cabdi ka dalbaday Inuu Cadaalad helo marxuum ka […]

wasiir

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geerida Marxuum Ajakis

27th September 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska mudane Cismaan Abokor Dubbe aya uga tacsiyeeyey Umada Soomaaliyeed Geeridii naxdinta lahayd ee ku Timid Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere (Ajax). […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyeeyey Geerida (Ajakis)

27th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha […]

jamaal

Daawo:Wasiir qorshaynta Soomaliya oo ka hadlay Dhibaatada Deni u gaystay

27th September 2021 admin 0

Wasiirka Qorsheynta Sooomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo Garowe kusugan ayaa kulan uu la qaatay bulshada Garoowe ayaa ka jawaabay su’aalo iyo raali galin galisiiyey sidii […]

Hobyo

Daawo:Qaabka loo musuq maasuqay dekada Kaluumaysiga Hobyo

27th September 2021 admin 0

Maalmo ka hor bay ahayd markii Wafti ka socda Galmudug iyo xubno ka tirsan WFP ay xariga ka jaray dekada kaluumaysiga Degmada Hobyo ee Gobolka […]

denijamaal

Deni oo Warsangali Isbaaro u dhigtay iyo Xuduudii Puntland oo Garoowe Noqotay

26th September 2021 admin 0

Wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ciidamo la socdey loogga reebay Deleedka magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Wasiirka ayaa goor dhaweyd […]

Fahadyaasiin

Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Fahad Yaasiin oo Xilka la wareegay

26th September 2021 admin 0

 Lataliyaha cusub ee Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin ayaa munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu xilka kala wareegay Lataliyihii Hore ee Amniga Qaranka Mudane […]

jamaal

Wasiirka qorsheynta Soomaliya oo mashaariic ka dhagax-dhigay Dhahar

26th September 2021 admin 0

Wasiirka Qorshaynta dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya jamaal Maxamed Xasan oo maalmo ka hor booqasho ku yimid Magalaada Dhahar ayaa Maanta dhagax dhigay Mashaariic dhowr […]

cumar

Daawo:Gudoomiye Cumar Filish oo kormeeray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho

26th September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray wadada xiriirisa xarunta Beerta Nabada ilaa isbitaalka Martiini oo […]

jamesdeni

Sawiro:Deni iyo James Swan oo Garoowe kulan looga hadlayo Doorashada ku yeeshay

26th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes