Hoggaamiyaha ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in maamulka Galmudug meeshii uu la dagaallami lahaa Al-Shabaab ay soo weerareen ururka Alhusuba, wuxuuna sidoo kale maamulka Puntland uga mahad celiyay taageerada uu sheegay inay u muujiso ciidamada ahlusuna.
Waxaa kaloo Sheekh Shaakir sheegay in ujeedkooda ugu weyn ee ay u joogaan gobolka Galgaduud uu yahay la dagaallanka Al-Shabaab iyo in la hagaajiyo wixii ka khaldan sida uu sheegay maamulka Galmudug.
Lifaaqa hoose ka dhegeyso wareysiga Sheekh Shaakir, wuxuuna u warramay weriyaha BBC-da Cabdifataax Ibraahim Cagayare:
Dani howshaas miyuu bilaabay
Qoor qoor waa in uu soqabtaa
2 shaydan wadaado mahan
Kenya iyo immaratka iyo
Jabuuti ayaa kadanbeeyo
Dani ayaa lacagta loo
Soo marsiiyaa ciidanka gorgor
Iyo haramacad waa in si deg deg udharbaxan nimankaas
Kenya kasoduulay arinkaas
dagaalka waa mid ku xiran kiiska bada tankale dani
Waa nin xune ee somali
Lasocada