Hoggaamiyaha Ahlusunna ee Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay dagaaka ay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Galmudug, kadib markii hoggaanka Galmudug uu noqday mid Tabar dareeyey.
Sheekh Shaakir oo wareysi siiyay mid kamid ah Telefashinada ku hadla Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in ujeedka dagaalka ay ka wadaan Galmudug uu yahay mid ay ku doonayaan inay kula dagaalamayaan Al-shabaab.
Leave a Reply