Bulshada ku dhaqan Degmada dayniile ee gobolka ee Gobolka banaadir gaar ahaan beesha murursade ayaa waxay ka hadleen dulmi iyo dil uu ku hayo gudoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed abuukar “Jacfar”, waxayna gudoomiyaha gobolka banaadir, madaxda dowlada Soomaaliya ugu baaqeen in Jacfar laga qabto bulshada hadii kale ayaku gacantooda iskaga dhicin doonaan.
gudoomiyaha Degmada Dayniile Maxamed abuukar “Jacfar” ayaa waxuu kamid yahay kooxda la magacbaxday badbaado qaran ee bilihii lasoo dhaafay muqdisho isbaarooyinka dhigtay.
Leave a Reply