
Laamaha Amniga ee maamul Goboleedka Puntland ayaa xabsiga dhigay darawaladii waday gaadiidka ay saarnaayeen dadkii laga soo musaafuriyay Laascanood, waxaana loo diiday inay gadiidkaas u noqdaan Laascaano ama deegaanada kale ee Soomaaliya.
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa waraysi uu BBC-da siiyey kaga hadlay dadkii laga soo tarxiilay laascaano sida Puntland ka yeelayso iyo Xariga loo gaystay darawaladii gadiidka.
Leave a Reply