
Mahad Salaad oo dhawaan u yimid Dhuusamareeb sidii loola dagaali lahaa Ahlusuna ayaa hada waxaa uu bilaabay inuu Colaad ka huriyo deegaanada u dhaxeeya Magaalooyinka Balanbal iyo Guriceel.
Afar Gaari oo ah kuwa Dagaalka loona yaqaano Cabdi-bile yaasha ayna ku Rakiban yihiin Qoryaha Dhashiikayaasha ayaa Mahad salaad u diray Deegaanka Oodaale.
Arintaan ayaa timid ka dib markii halkaas uu ka soo cusboonaaday Dagaal Beeleed u dhexeeya Labada Maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeda Guri-ceel iyo Balanballe.
Leave a Reply