
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ilyaas Cali Nuur Cali ayaa Maanta qeyb Ka ahaa mas’uuliyiin tii u istaagtey Soo dhoweynta qaar kamida qoysas-kii qhowaan Laga Soo Barakiciyey Laascaanood ee Maanta Soo Gaarey Magaalada Baydhabo.
Leave a Reply