Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay ka fuliyeen degaano hoostaga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Degaannada ciidamada aya howlgallada sameeyay ayaa waxaa la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, balse ay Ciidamada dowladda la wareegeen, kuwaas oo kala ah,Tubaako Koreey iyo kudug.
Sarakiisha howlgalka hoggaamineysay aya sheegay in degaannada ay ciidamada la wareegeen ay argagixisda AL-Shabaab lacaga baad ah uga qaadi jireen dadka shacabka balsa hada ay ciidamadu dowladda ay gacanta ku yaan degaannadasi.
Leave a Reply