Shalay bay ahayd makii Wasiirka Gargaarka Soomaaliya Khadiijo Diiriye ay la noqotay lacag ay u aruurisay Xildhibaan Barqad Batuun oo kamida Xildhibaanada Soomaaliland kaas oo cambaarayn u jeediyey Ra’iisalwasaare Rooble.
Qaar kamida Gabdhaha Soomaliland oo ka xanaaqay hadalkii Khadiijo diiriyr ayaa sheegay inay siinayaan Xildhibaan Barqad Batuun lacag dhan 20 kun oo doolar.
Leave a Reply