
Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caalamiga ah 12-kii bishan ka gaartay badda lagu muransanaa.
Qareenkan oo lagu magacaabo Paul Reichler waxa uu waraysigan kaga hadlayaa sida ay dhul badeedka lagu muransanaa u kala heleen Soomaaliya iyo Kenya.
Haaruun Macruuf ayaa waraysigaasi qaaday, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.
Leave a Reply