
Waxaa maanta oo Jimcaa magaada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu qabtay munaasabad lagu taageerayo daahfurka nabadda ka jira koonfurgalbeed iyo Galbeedka magaalada Gaalkacyo .
Munaasabada ayaa Waxaa Ka soo qeybgalay xubno katirsan golaha wasiirada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug, siyaasiyiin wax garag iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Leave a Reply