
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa sheegay inay Soomaaliya diyaar u tahay in ay u hogaansanto Sharuucda Caalamiga ah,Laakin Kenya Diyaar uma ahan.
Leave a Reply